Garweyne Hospital

Garweyne Hospital

Share

Dr.Amin Derma Clinic is the leading center of Dermatology.

10/09/2026

Waxaan adeeg vitamins ah oo dhameystiran u sameynay ladan Cidi,

Ladan waxa ay ka cabaneysay caajis, daal iyo hurdo yari Waxayna qaadatay Iv vitamins drip kaas oo ka saacidaayo hurdo yarida, daalka iyo Caajis ka.
Hadii aad leedahay dhamaan calaamadaha ku jiro muuqaalka Waxaad nagu Soo booqan kartaa

Xarunteena isgoyska digfeer Nashaad mall floor 2 ama nagala Soo xiriir +252611376262

07/09/2026

Adoo 20 jir ah intaad yeelan laheyd muuqaalka 40 jirka kaalay oo ogow cilida Hayso tintaada.
Kaliya daaweyn Kuma siin doono ee waxaad heli doontaa daryeel dhameystiran
Isgoyska digfeer Nashaad mall floor 1

01/09/2026

Ma cabsi qabtaa bidaar!!

Maanta waxaa xarunteena Garweyne hospital nagu booqatay Ladan Cidi oo ah YouTuberad caan ah ayada oo ka cabsi xoogan ka qabtay bidaar,
Waxaana u sameynay qiimeyn iyo daryeel xaga timaha ah.
Balse arinta farxada leh ayaa ah in Ladan ay bidaar uso dhaweyn balse ay u baahneed in check up vitamins ah loo sameeyo si aan usii sameyso ka hortag sida okalane aan ka saxnay life style
Adne hadii aad iskiiga cabsi qabtid bidaar Maanta kaalay oo ogow xaaladaada.

Xarunteena mogdishu isgoyska digfeer Nashaad mall floor 2 ama naga Soo wac +252-61-1-376262
Ama
Xarunteena Hargeysa Deera mall floor 2 ama naga Soo wac +252-63-8-861348

01/09/2026

Mudnaan sii Caafimaadka carruurtaada!

Gudniinka laser-ka waa hab casri ah oo lagu sameeyo gudniinka, kaas oo faa’iidooyin dhowr ah leh, sida dhiig-bax yar, bogsasho fudud iyo nadaafad wanaagsan.

Garweyne Hospital wuxuu markii ugu horraysay dalka kuu keenay adeegga gudniinka laser-ka ah oo ay ku sameeynayaan dhakhaatiir khibrad leh, iyadoo la ilaalinayo badbaadada iyo daryeelka carruurtaada.

Haddaba mudnaan sii Caafimaadka carruurtaada oo maantaba ballantaada qabso.

πŸ“ Digfeer Street, Hodan – Muqdisho
πŸ“ž : 061 1376262

29/08/2026

Hadii aad aragto Hooyo iyo aabo oo salaada fadhi ku dukanaya kaliya ha isdhihin waxaa haayo waayeelnimo,
Mararka qaar jirka waxow ka caban karaa yaraanta vitamin D iyo vitamin B12 iyo vitamino kale oo jirka Muhiim u ah kuwaasoo ku keeni Kara waalidka daal badan iyo lafa xanuun aan kala joogsi laheyd.

Si aad u ogaatid caafimaadkooda waxaad nagu Soo booqan karaa xarunteena isgoyska digfeer Nashaad mall floor 2 ama nagala Soo xariir +252611376262

27/08/2026

Timahaaga waa qayb muhiim ah oo quruxdaada ka mid ah.

Haddii aad la kulmeyso timo-daadasho ama timaha oo ku sii khafiifaya, ha sugin inta dhibaatadaas kasii xoogeysaneyso. Soo booqo Xarunata Garwayne Hopsital si loo ogaado sababta timahaaga u daadanayaan, una heshid daaweynta kugu habboon.

πŸ“ Garweyne Hospital – Digfeer Street, Hodan
πŸ“ž 061 1376262

27/08/2026

Gudniin aan dhameystirneen oo loo sameeyo ilmahaaga ayaa mustaqbalkooda dhaafin kara.

Si ay u helaan ilmahaaga daryeel wanaagsan waa in aad u doortid goob amaan ah iyo adeeg Tayo sare leh, waxaan juhdi gelinay sidaan u badbaadin laheyd dhalaankeena

25/08/2026

Xaggee Ayay Timahaagu Ka Bilaabeen Inay Daataan?

Timo-daadashadu waxay yeelan kartaa sababo kala duwan, sida bartamaha madaxa, qaybta h**e ama dhinacyada madaxa. Ogaanshaha sababta saxda ah waa tallaabada koowaad ee daaweyn ku habboon.

Haddii ay timuhu ku Daadanayaan oo aad xaaladahaas isku aragto, maantaba Booqo Garweyne Hospital, halkaas oo ay diyaar kuugu yihiin baaritaan, daryeel iyo dawayn ku habboon xaaladda timahaaga iyo madaxaaga.

πŸ“ Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
πŸ“ž 61 1376262

24/08/2026

Timaha oo ku qafiifa ama hairline-ka oo dib u gurta mar walba ma aha dhibaato lagu xallin karo daawo keliya.

Kahor intaadan isticmaalin wax daawo ah, ogaaw sababta dhabta ah ee timahaaga u daadanayaan.

Baaritaan iyo qiimeyn sax ah ayaa ah tallaabada koowaad ee daryeelka timahaaga.

Booqo Garweyne Hospital, halkaas oo ay diyaar kuugu yihiin baaritaanka Vitamins-ka, daryeel iyo dawayn ku habboon xaaladda timahaaga iyo madaxaaga.

πŸ“ Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
πŸ“ž 61 1376262

23/08/2026

Boss-ka: Maanta team-ku si fiican ayay u wada shaqeynayaan. πŸ‘πŸ˜‚

Iyaga: Shaqada waa shaqo, laakiin qadadana waa arrin u baahan wada shaqaynπŸ˜­πŸ˜‚

Marka ay timaaddo caafimaadka timahaaga, doorashada saxda ah waa Garwayne Hospital.

πŸ“ Isgoyska Digfeer, dabaqa Nashaad Mall
πŸ“ž 61 1376262

Want your business to be the top-listed Hair Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Digfeer Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00