Sharma Media Center
Halkan Kala Soco War Bixino Ku Xiisa Galiya
Odayaasha Beesha dabare ayaa ugu baaqeen siyaasiyiinta iyo shaqsiyaadka ku howlan abaabulka khilaafaadka iyo kala qaybsanaanta inay joojiyaan tallaabooyinka dhaawacaya midnimada beesha, isla markaana ay hormariyaan wadajir, is-afgarad iyo taageeridda danaha guud ee bulshada.
“Idinka Dabare ma matashaan Arintaasi ka soo noqda, Baaqa Odayaasha Dhaqanka oo ku baaqey in la taagyeero Musharax Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Abdisalan Ali Dhaay.
“Waxaan si cad u diidanahay isla markaana aan aqbaleyn siyaasiyiinta ka tirsan Beesha Dabare ee ku mashquulsan wax ka sheegista iyo sumcad dilka Musharraxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Abdisalaan Cali Dhaay .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu