Unug Aas'Aasiga xispiga barwaqo e Gode General hospital
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Unug Aas'Aasiga xispiga barwaqo e Gode General hospital, Health/Beauty, Unug Aas'Aasiga xispiga barwaqo e Gode General hospital, Jijiga.
01/08/2024
Waxa booqasho iyo indho indhayn u yimid Adeega ay bixiniyan hospitalka guud e Gode General hospital waziirka xafiiska cafimadka Dr Muuse sido kale waxa socdalkan ku wehelinayay waziirka xafiiska ilaalinta Deganka eng Muxiyadin booqashada ka Dib waxa xog waran dheer siiyay Mareeyaha hospitalka Mudane Abdi hakin sahane shaqa socota waynaka
30/07/2024
24/07/2024
Waxa saaka ka qabsoomay Gode General hospital adeega qaliinka caadadka indhaha o si bilaasha laagu adeegayay bulshada ku dhaqan Gobolka shabeele waxana saaka qabsoontay tiro dhan dad gaadhaya 95 o qof kuwaso helay adeegas dibna u helay aragoodi?
_Shaqaa socota
24/07/2024
Waxa halkeeda Nooga si socota Kulamadi iyo Gorfaynti Hawlihi Dhirbeerista e Unug Aas'Aasiga xispiga barwaaqo e gode general hospital sido kale hawlahan waxa iyadana lasocoto dhiig shubis ay samaynayan dhaman shaqalaha hospitalka ka hawlgala wuxuna noogu so dhamaday sidi loogu talagalay?
_Kali ku shaqayntu waxa ka fiican gudi ku shaqayn
22/07/2024
Dood iyo Falaqayn dheer ka Dib waxay Madax waaxedada Gode General hospital Isla meel dhigeen adeegyada ay gacanta ku hayan siday kor ugu qaadi lahayen?
Shaqa socoto?
_kali ku shaqayntu waxa ka fican gudi ku shaqayn
17/07/2024
17/07/2024
Markad tahy shaqsi ku suntan shaqo I tus o i taabsi ah wuxu xispigu kugu tageraya dhiiri galin iyo inaad horay uga si socoto Gadidkan o u hospitalku baahi wayn ubqabay Aya waxa hoygeeda gundhig u aha hogamiyaha Cusbitalka Guud e Gode General hospital wana da'yar ay ka go'an tahay shaqo muuqata mudane Mareye ku dayasho mudan
12/07/2024
Way ku mahad san yihin qaabka ay uso bandhigen MMG bilicaynta iyo Nashqadaynta cusub e lagu iftiiminayo bilicda magalada Naqshadahana way sarifan yihin in qabkan lo dhiso labada masooriya e magalada gudaheeda ah waxay so kordhin doonta Quruxda magalada hawshu ha socoto?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Website
Address
Jijiga