Xafiiska beeraha deg dollow,bay
Dollo w bay
03/08/2026
Qaybtaada qaado oo cagaari degaankaada ☘️
Taariikh 27/11/2018
Degmada Dollow bay waxa saaka dhirbeeris kusamaynay gudaha magalada iyo xereda ciidanka iyadoo manta loo asteeyay maalinta dhirbeerista oo guud ahaan dalka laga beerayo dhir gaarayso 800 milyan ayaa saaka kubeernay 1300 geed dhirbeeristan kusamaynay goobahan aan korkusoo sheegay ayaa wax kabadali doonta bilicda goobaha iyadoo laxananayn doona dabagalkedana la adkayn doona insha allah aan kudadaalono dhaxalreebka caagaran qaybtaada qaado oo cagaari deegaankaga
Mahadsanidiin
25/07/2026
Waa wax soo saarka kasoo go ay qayb kamida senterka xintoy ee deg dolow bay gobalka afdheer
Wax soo saarkas oo ah basasha
D,A madey dayow shabow
20/07/2026
Xafiiska beeraha deg dolow bay
gobalka afdheer
Maanta oy tarikhdu tahay 13/11/2018 ama 20/7/2026
Waxaan qaybinay abuurka xulka oo noociisu yahay Galay waxaana uqaybinay dhaman beeralayda 17 sentet ee degmada waxana ka fai idaystay qoysas tiradoodu dhantahay 584 qoys
Waxaana goob joog ka ahaa gudiga abuurka ee degmada.
abuurkas oo naga soogaadhay
xafiiska beeraha degaanka DDS gaar ahaan mashruuca ayaxa (locust)
Waxaana kula dardaaranay beeralayda inay kor uqaadan waxsoosaarka siloo gaadho iskufilaansho cunto kana midha dhaliyaan ujeedadi laga laha oo ah kabixida kutiirsananta cunoyinka ka imaanaya dibada.
13/04/2026
Xafiiska Beeraha ee Deegaanka ayaa hirgaliyay qorshe ballaaran oo lagu horumarinayo wax-soo-saarka dalagyada kala duwan, iyada oo diiradda la saarayo kobcinta nidaamyada waraabka yaryar si loo xoojiyo wax-soo-saarka beeraha.
Qorshahan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu taageerayo beeraleyda, loona fududeynayo helitaanka biyo waraab oo joogto ah, taas oo si toos ah u kordhin doonta wax-soo-saarka dalagyada waraabka ku baxa.
Sidaas darteed, Xafiiska Beeraha ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay mashruuc waraab oo laga hirgelinayo Degmada Dolo-bay, gaar ahaan Qabalaha Xiintoy.
Mashruucan ayaa awood u leh inuu waraabiyo dhul baaxaddiisu dhan tahay 130 hektar, waxaana ka faa’iideysan doona 520 qoys.
Mashruuca waxaa ku baxaya miisaaniyad hor udhafaysa 70 milyan Birr, taas oo laga helay Mashruuca Horumarinta Silsiladda Wax-soo-saarka qamadiga (CREW) PROJECT Waxaa la qorsheeyey in mashruuca lagu soo gabagabeeyo muddo 16 bilood ah.
Hirgelinta mashruucan waxaa fulinaysa Shirkadda Dhismaha Guud ee KAA (KAA General Constructions Company), taas oo la filayo inay si hufan u dhamaystirto hawsha.
Waxaa mashruucan Dhegax dhigay masuuliyiin isugu jira mamulka Gobalka afdheer iyo Degmada Dolo-bay
02/04/2026
Kulan wada-tashi ah oo masuuliyiinta gobollada DDS iyo Xafiiska Beeraha ay ku kala saxiixanayeen qorshaha xoojinta wax-soo-saarka, ka bixidda ku tiirsanaanta, iyo qaadashada kaarka aqoonsiga qaranka ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga.
Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta sare ee xukuumadda DDS ayaa ka qayb-galay shirweynahan oo loogu diyaar garoobayey xilli roobaadkan, si looga faa’iidaysto wax-soo-saarka beeraha..
Madaxweyne Ku-xigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, ayaa sheegay in maadaama la galay xilli roobaad, deegaankuna uu leeyahay dhul ku habboon wax-soo-saarka beeraha ee roobka ku baxa, loo baahnaa in lagu baraarugo dhulkeenna dihin.
Dhankiisa, Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida, Inj. Maxamed Shaalle Isaaq, ayaa sheegay in ku tiirsanaanta gacan shisheeye looga bixi karo wax-soo-saarka beeraha.
Ugu dambayntiina, waxaa abaalmarinno la guddoonsiiyey shakhsiyaadkii iyo maamuladii ku wanaagsanaa wax-soo-saarka beeraha.
25/12/2025
Maanta oy tarikhdu tahay 25 /12/2025
Waxan kaqayb galay anago ah xafisyada bahwadaagta,mashruuca IFTIN WFP eey gacata kuhayso hay ada mercy corp oo xafladan qaban qabisay iskashatoyinka beralayda 2da degmo munaasabad xaflad lagudonsinayay 4 cagafy oo lasinayay 4 iskashato oo ka kala socdo 2 iskashato beeralay deg (dolow ado ) iyo 2 iskashato beeralay deg (dolow bay )
Si kor loogu qaado waxsoo saarka secterka beeraha waxaa jiro dadaalo lagu jiro dhanka dawlada iyo hay adaha bahwadaagta
Hadaba ( wfp) iyo hay,da mercy corp oo iskashanaya waxay naga caawiyaan gashiyada beeraha sida abuurada noocyadoda kala duwan,canalada waraabka ,solor erigatio iyo cagafyada oo maanta aan kala wareegnay
Waxaan rajaynaynaa in ayvwax katari doonta nidaamka dhuldiyaarinta iyo udiyaar garowga waxsoo saarka beeraha si loo gaadho iskufilaansho dhanka cunada.
21/12/2025
waa shaqoyinki kormeerka waxsosarka senterka qoraxey ee deg dolow bay gobalka afdheer
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Jijiga
MKHADAR1